Geeskan Afrikaa Gadhwadeen Xumada,Guulaheen Duldhigay,Googo Urursigun Garaadkodu Yahay.

0
Monday June 24, 2024 - 16:59:06 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Geeskan Afrikaa Gadhwadeen Xumada,Guulaheen Duldhigay,Googo Urursigun Garaadkodu Yahay.

    BISMILLAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R,W.B]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILLAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R,W.B]



Gaarida Haween Lama Gaasiree,Waa La Gacan Qabtaha.

 

 

Geeska Afrikoow Guri Lagu Goblamay,Oon Gacal Lahayn,


 

Garashiyo Aqoon Gaal Iyo Islaam,Waad Gudboon Tahiin,

 

Geeska Afrikow Gadhwadeen Xumow,Gob Waxad Ku Tahy,



 

Gaasiraada Iyo Gaarida Haweenkoo,Aad Gumaysataan,

 

Gun Inaad Tahiin Gadaalbaw Dhigtan,Gabadhad Dhashan,


 

Geeskan Afrika Gadhwadeen Xuma,Guuluhu Duldhigay,

 

Geestii Ragaa Laga Soo Galo,Waa Guricaska La Guurayo,


 

Gadhka Ka U Qabta Googo Urursibu,Garaadkiis Noqdaa,

 

Waa Gelingeshaaso Gabal Inuu U Dumay,Foosia Ku Garo.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...