Shirkii beelweynta (MIG) Muuse ismaaciil Galbeed oo lagu qabtay magaalaooyinka Sheffield ee dalka UK.

0
Monday June 24, 2024 - 09:41:02 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii beelweynta (MIG) Muuse ismaaciil Galbeed oo lagu qabtay magaalaooyinka Sheffield ee dalka UK.

    Go'aamadaas oo laysla wada qaatay iyo in la fuliyo .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Go'aamadaas oo laysla wada qaatay iyo in la fuliyo .
No description available.



Shirkaas waxa isugu yimi dad badan oo ka kala yimi dalka uk iyo qaarada Europe.

Waxaana wax layska waydiiyay waxyaabo badan .

Waxaana wax layska wareystay xaalada dalkii ee uu ku jiro iminka iyo mustaqbalka somaliland iyo arimo ku lug leh degaamada reerku dego iyo sidii wax looga qaban lahaa ee loo horuumarin lahaa.

Wareysi dheer iyo wax iska waydiin iyo falaqeyn dheer kadib , waxa ka soo baxay go'aamo .

- Arimaha nabad gelyada iyo xasiloonida dalka Somaliland oo lasii xoojiyo .
- -sidii loola wada noolaan lahaa deriska .
- - khilaafaad xalinta . -taageerada jiritaanka somaliland
- taageerada Madax banaanida dalka somaliland.
- - horumarinta degaamada reerku dego.
- - taakulaynta degaamada reerku dego.
- -
Go'aamadaas oo laysla wada qaatay iyo in la fuliyo .

Waxa kale oo wax layska waydiiyay xaalada dalku maanta ku jiro , iyo mustaqbalka dalka .
Waxaanay soo jeediyeen in wada hadal iyo isutanaasul lagu dhameeyo wax kasta oo dalka la soo gudboonaada, sidii lagu yaqaanay dalka iyo dadka reer Somaliland.

Shirkaasu waxa uu ahaa mid faa'iido badan soo kordhiyay.


Wa bilaahi.
altawfiiq.


Gudida M.I.G Muuse Ismaaciil Galbeed .
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...