Diyaarada Itoobiyan Airline Oo Duulimaadkii Ugu Horeeyey Kaga Degtay Garoowe

0
Monday July 15, 2019 - 13:11:03 in News by
  • Visits: 2257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarada Itoobiyan Airline Oo Duulimaadkii Ugu Horeeyey Kaga Degtay Garoowe

    Diyaarada Itoobiyan Airline Oo Duulimaadkii Ugu Horeeyey Kaga Degtay Garoowe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarada Itoobiyan Airline Oo Duulimaadkii Ugu Horeeyey Kaga Degtay Garoowe


Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland markii ugu horreysay ka cago dhigatay diyaaradda Ethiopian Airlines.


Garoonka ayaa waxaa joogay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo dadweyn soo dhaweynayay diyaaradda.

Diyaaradda Ethiopian Airlines oo maanta ka degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe


Madaxweynaha Puntland ayaa bilo ka hor magaalada Addis Ababa kula kulmay madaxda shirkadda Ethiopian Airlines, wuxuuna sheegay in uu heshiis la galay shirkadda, duulimaadna ka bilaabi doonto Puntland.

Loading...
Loading...