Waxaan Anigu Kalsooni Ku Qabaa. Ethopia Inay Noqonayso Dalka Ugu Horeya Ee Somaliland U Aqoonsada Dal Madax Banaan.

0
Sunday June 16, 2024 - 18:37:03 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan Anigu Kalsooni Ku Qabaa. Ethopia Inay Noqonayso Dalka Ugu Horeya Ee Somaliland U Aqoonsada Dal Madax Banaan.

    Wasiir Tarekegn Bululta wuxuu sidaas ku sheegay farriin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Tarekegn Bululta wuxuu sidaas ku sheegay farriin
May be an image of 1 person and text that says 'Post Tarekegn Bululta @TarekegnBululta Follow I have confidence in that as well. Ethiopia will be the first to recognize Somaliland as a sovereign state. Our economic and military alliance will be follow. @somalilandmfa @SomalilandinET @cabdirashed @Somaalilanders E The Economist @TheEconomist 1d In its short history, Somaliland has done better than many nations at forging a degree of consensus and stability. But as it chases recognition abroad, there is still hard work to be done at home econ.st/3VQdZvH 8:24 am. 16 Jun 24 22.9K Views 86 Reposts 27 Quotes 201 Likes 19 Bookmarks'



Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Wershadaha dawladda Federaalka Itoobiya, Tarekegn Bululta, ayaa sheegay in Itoobiya noqon doonto dalka u horreeya ee Jamhuuriyadda Somaliland u aqoonsada dal madaxbannaan.

Wasiir Tarekegn Bululta wuxuu sidaas ku sheegay farriin uu ku daabacay barta X(Twitter) oo ay soo xigatay Wakaaladda wararka ee SOLNA, waxaanu xusay inuu ku kalsoon yahay in dalkiisu aqoonsan doono qarannimada madaxbannaanida Somaliland.

Waxa kaloo Wasiirul-dawlaha wershadaha Itoobiya uu intaas ku daray in xulafada dalkiisa ee dhinacyada dhaqaalaha iyo millatariguna ay go'aankaas ku raaci doonaan.
May be an image of 1 person, newsroom and text
Loading...
Loading...