Aduunka Wax Taaganiyo,Amuuraha Maanta Jira,Aad Baynu U Ladanahee, U Mahadnaqa Eebbaheen.

0
Saturday June 15, 2024 - 08:09:27 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aduunka Wax Taaganiyo,Amuuraha Maanta Jira,Aad Baynu U Ladanahee, U Mahadnaqa Eebbaheen.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Islaamnimadeenu Koow,Amaankiyo Nabada Laba,

Aduunyana Waad Hesha,Ifkod Cafimaad Qabtiyo,



Allaheen Aakhiro Janada,Intuu Ugu Deeqo Bari,

Dagaalo Aloosaniyo,Abaaro Ololiyo Kulayl Leh,


Aduun Dhaqadiyo Ugaadhii,Urti Hawada Bedelan,

Aluun Bay Tiisa Tahaye,Admigu Way Kala Gurteen,


Albaabada Kala Xidho,Odhaha Way Kala Rogteen,

Ilaashun Intaad Leedaho,Ha Ulan Wax Uunka Kale,


Aamino Arladada Beero,Iimaanso Deeqda Eebbaha.

Adon Inad Tahay Ogow,Adkayso Cidna Eed Ha Saarin,


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...