Waxa Aanad Hurahayn,Hore Inaad U Yeesha Way Kugu Haboontahay.

0
Thursday June 13, 2024 - 09:10:12 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa Aanad Hurahayn,Hore Inaad U Yeesha Way Kugu Haboontahay.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha...



Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 


 

 

Hartigeena Mooyaane,Kala Hagaanay Daaroode,

 

 

Habaar Qabe Hawiye,Habdhaqankoda Yaa Garan,



 

Hadimo Xaasidkoodii,Na Hortaagan Yahay Weli,

 

 

Hoygoodiiba Duul Gubay,Hadh May Jiididoonaan,


 

Hawli Waxay Ka Joogtaa,Habargidirta Weeyaane,

 

 

 

Hagradahan Dadkiisi,Hilbahoodi Wadhan Yahay,


 

Hororka Iyo Dhurwaayadu,Haqablan Ku Cunayaan,

 

Hanbadoodi Raacshayee,Ka Horgeeyay Haawayda,


 

Halgamaagiii Caydiid,Kuwii Boqonta Heerayee,

 

Habargidir Halkaa Dhigay,Hoyadii Ninkii Dilay,


 

Hadhii Jiidimaayee,Dagaal Lama Huraan Noqoy,

 

Hura Waxaynu Hayno,Heegan Adag Ha Loo Galo,


 

Heeryadiina May Dhigin,Hoori Cali Dulsaaro,

 

Hacoo Waayimaayaan,Halkuu Marun Ay Raacaan,


 

Hargeysun Mid Caashaqay,Hurdo Seexan Waayoy,

 

Hawada Looga Tumo Hees,Uhiloobay Waxan Jirin,


 

Kana Habsaamay Tiisoon,Anagiina Nala Hadhaye,

 

Hunbanidan Ka Yaabne,Habargidir Haddmay Kici,


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...