Gudoomiyaha Kulmiye Muxuu Ka Yidhi Siyaasiyiinta Ka Hayaamaya Muxaafidka Ee Ku Qulqulaya Waddani?
Gudoomiyaha Kulmiye Muxuu Ka Yidhi Siyaasiyiinta Ka Hayaamaya Muxaafidka Ee Ku Qulqulaya Waddani?
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in aan xisbi sheegan karin isbeddel, iyadoo nin garboodkiisu yahay kuwii ka duday KULMIYE.
Sidaasna waxa uu ku sheegay Wasiir Maxamed Kaahin qoraal uu caawa ku daabacay bartiisa X (Twitter)-ka. Waxaanay farriintiisu u qornayd sidan:-
Arrinkoodu ma la odhan karaa waa is- dhaqid, is-biyo raacis iyo dib u soo noolaynta shaqaale cabban oo ka dhacay sallaanka talada wakhti xaadirkan."
Loading...
Loading...