Muuse Biixi oo been ka sheegay diyaaradaha yaala garoonka Hargeysa+Beenta xukuumadiisu Faafinayso.

0
Sunday June 09, 2024 - 01:21:04 in News by Abdi Good
  • Visits: 2388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi oo been ka sheegay diyaaradaha yaala garoonka Hargeysa+Beenta xukuumadiisu Faafinayso.

    Muuse Biixi oo been ka sheegay diyaaradaha yaala garoonka Hargeysa+Beenta xukuumadiisu Faafinayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi oo been ka sheegay diyaaradaha yaala garoonka Hargeysa+Beenta xukuumadiisu Faafinayso.


Hargeysa(HWN):-Xukuumada Somaliland ayaa ka been sheegtay diyaarado iyo dugsi lagu baranayo maamulka hawada oo muwaadin Ismaaciil Faarax Qadhuus.

Muwaadin Ismaaciil Faarax Qadhuus oo ka yimid dalka Canada ayaa ilaa sanadkii 2017 ku hawlanaa sidii uu Somaliland uga hirgelin lahaa mac-had lagu barto duulimaadyada, isaga oo dalkana keenay duuliyeyaal ajaanib ah iyo diyaarado u gaara.

Diyaaradaha uu Muuse Biixi ku booqday garoonka Hargeysa ayaana ah kuwo uu la soo degay muwaadinkani, dugsiga ay xukuumadu sheegtay inay furayso ee Civil Aviation Institute ayaana ah mid uu furayo muwaadinkan Ismaaciil Faarax kaas oo hirgelintiisana uu ku hawlanaa ilaa sanadkii 2017.

Warar hordhac ah oo aan helayno ayaa sheegaya in muwaadin Ismaaciil Faarax uu ku doodayo inaanay waxba ka jirin wararku xukuumadu faafinayso ee beenta ah.diyaaradahani ay yihiin kuwo yaryar oo uu ugu talagalay in lagu tababaro dugsiga Civil Aviation Institute ee uu ilaa hada furidiisa ku jiro.

Waraysi aanu ka qaadnay muwaadin Ismaaciil Faarax Qadhuus ayaan idiin soo gudbin doonaa insha allah.



Loading...
Loading...