Dad Haddaad Tahiin Dawladnimo Rabo,U Dacwonaysaan,Dariiqeeda Mara.
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
1-Dad Midaysano Dimuqraadiya,Dawlada Yeela Kara,Durban Kuma Timaad,
2-Doorkii Kasta Kaad Doorataan,Sharaf Kagama Dego Ee Waa Dagaal,
3-Doqonta La Yidhi Kama Durugto Qiiqe,Daamankay Meermeerisa,
4-Daliilkaas Runta Ah Dadkeena Ka Mid Ah,Oon Dareen Lahayn,
5-Doqoneey Warlaay Meeyay Dalkaad Lahayd,Yaa Dumiyay Sool,
6-Ciidankii Dab Sudhay Qaarna Dabin U Dhigay,Dabarkana Ku Xidhay,
7-Dad Islaam Aho Diinla Tahiin,Daayinkin Ka Baqa,Hana Dooranina,
8-Dulmiyaha Dadkiyo Digtaatoor Mar Kale,Dawladnimo Aqoonin,
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!