"Reer Berbera Codkoodu waa inu u gooyo laydh joogto ah oo jaban
Berbera sinaba ugamaarmi karin laydhkagaar ahaan xilligakulaylaha waxa aymaanta haysata fursaduu codkeedu ugoyn koranto joogtoah
MagaaladaBerbera mar waaisha dhaqaalaha ee keliyaee ay leedahay Somaliland, marna waa magaalo xeebeed aadu kulul oo marnaba aanay suuro-gal ka ahayn noloshabani'aadamku koranto la'aan.
Taariikhda inta laxasuusan yahay maantaayay ugu liidataakorantada Magaalada Berberawaxa wax lalayaabo ah Berberaoo ah magaaladaugu da'wayn Somalilandisla markaana ay soo mareendawladdo badan ooxadaaradeedu ay ahaydmid aad u saraysa inmaanta ay Berberafahmi wayday intaay fahmeen reerGebilay ee ahin ay codkoodaku doonaan gobol-nimadaGebilay.
Sidaa darteed, haddiiay ka faa'iidaystaan reerBerbera maanta waxaay haystaan jaanisama fursad aycodkooda ku doonaanin ay kuhelaan koranto joogtoah oo jaban, maah-maah soomaaliyeedbaa jirta ootidhaahda (Nina korkiisabiyo kama hagrado)oo haddii xukuumadaMadaxweyne Muuse Biixi ay dan ka leedahayBerbera waxay taladahaysay 7-sano oodhaqaalaha ay dalkaku mamulaysay uuahaa kii kasoo baxay Berbera.
Sidaa darteed, fursada maanta uguhaboon ee ayreer Berbera haystaanwaa in ayheshiis rasmi ahoo umadda loosoo bandhigo ayla galaan musharaxaMadaxweynaha ee XisbigaWaddani oo codkooduuu u gooyolaydh. Waxa kale ooiyaduna xusid mudanin musharaxa madaxwaynahaee Xisbiga Waddani ay mar walbaka go'an tahay inBerbera ay hesholaydh jaban oojoogto ah qodobkakale ee xusidamudani waa inmusharaxa Madaxwaynaha eeXisbiga Waddani uuka soo jeedoBerbera, sidaa darteed halkaugu haboon inreer Berbera aycodkooda isugu geeyaanwaa Xisbiga Waddaniiyo musharaxa MadaxweynahaCabdiraxmaan Cirro.”
Xoghayaha Cadaaladda Xisbiga Waddani
Yonis ahmed Yonis