Safiirkii Hore Ee Ingiriiska U Fadhiyey USA Oo Fashiliyey Sababta Trump Uga Baxay Heshiiskii Nucliyeerka Iiraan

0
Sunday July 14, 2019 - 18:21:56 in News by
  • Visits: 2752
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Safiirkii Hore Ee Ingiriiska U Fadhiyey USA Oo Fashiliyey Sababta Trump Uga Baxay Heshiiskii Nucliyeerka Iiraan

    Safiirkii Hore Ee Ingiriiska U Fadhiyey USA Oo Fashiliyey Sababta Trump Uga Baxay Heshiiskii Nucliyeerka Iiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirkii Hore Ee Ingiriiska U Fadhiyey USA Oo Fashiliyey Sababta Trump Uga Baxay Heshiiskii Nucliyeerka Iiraan


Safiirka hore ee dalka Ingiriiska u fadhiyay magaalada Washington ayaa sheegay inuu rumeysanyahay, sababti uu madaxweyne Trump uga baxay heshiiskii Niyukleerka Iran in ay tahay, aargoosi siyaasadeed oo ka dhan madaxweynihi isaga xafiiska kaga horreeyay ee Barack Obama.



Sida laga soo xigtay jariirada Mail, Sir Kim Darroch ayaa go’aanki Trump ku tilmaamay wax uu ugu yeeray "Kharbudaad Dimlamaasiyadeed ".

Madaxweyne Trump


Wargeyska Mail ayaa qormadaan soo daabacay kaddib marki uu iska dhaga tiray digniin uga timid ciidamada sirdoonka oo amray inaanan la baahi karin qoraalada sirta ah ee uu safiirki hore ee Britian u fadhiyay Mareyaknka uga hadlayo madaxweyne Trump.


Todobaadki hore ayay aheyd marki uu wargeyskani shaaca ka qaaday qoraal sir ahaa, oo uu danjire Kim Darrch ku sheegay in maamulka madaxweyne Trump uu yahay mid fadhiid ah oo aanan isku kalsooneyn isla markaana aanan waxtar laheyn.


Arrintaas waxay ka careysiiyay madaxweyne Trump, iyadoo marki danbana kalliftay inuu xilka iska casilo danjire Kim Darrch.




Source:-VOA

Loading...
Loading...