Tolo siin lagu liibaanay

0
Thursday June 06, 2024 - 11:06:50 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tolo siin lagu liibaanay

    Qof sixirlow ah Hadduu reerka kuugu yimaado anigane Aadan..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qof sixirlow ah Hadduu reerka kuugu yimaado anigane Aadan..



1= Haddii mobilkaaagabiyo uu kaaga dhaco ha walwalin mobilka qaad dhex geli loorka bariiska dhexdiisa, Bariiska ayaa ka dhuuqaayo biyaha.


2= Haddii maradaadii ay kaaga dhegto xanjo fadlan xanjada ha jiidin ee waxaad soo qaadataa gabal yar oo baraf ah kadibna ku rug ama ku xoq meesha xanjada ay ku dhegen tahay.



3= Adigoo ku labisan shaar cadaan ah haddii shaarka wax wasaq uu kaa gaaro dhibic ama laba dhibic oo sheey Madow ah isticmaala koolo caano.


4=Haddii gurigaaga aad aaga shakiso inuu sheydhaan kuula degen yahay ama sixir laguu keenay amaaad Mar walbo ku aragtid dhiig meelaha qaar iska daadsan fadlan wehel ka dhigo suurat baqara.


5= Qof sixirlow ah Hadduu reerka kuugu yimaado anigane Aadan ogeyn inuu saaxir yahay lkn uu ku dhaho Arimii lagu yaqiinay suxarada sida Gabadhaan Dab ayeey kuu tahay ha guursan, wiilkaan burjigiisa waa Dambas ee kuuma roono IWM, fadlan gurigaaga uusan imaan kursiga uu ku fadhiyayne waxaa ku shubtaa biyo cusbo leh ama biyo milix leh. Sidii Caa,Isha umu mu,miniin ay yeeshay oo kale.


6= Haddii uu ku Asiibo hinqirle ama dib qarooc waxaa ku daaweysaa meesha uu kaa Asiibay cusbo marmari kadib ku aqri


قل ياأيها الكافرون وقل أعوذ برب الفلق وقل أعوذ برب الناس

Inshaa Allah waad caafimaadi doontaa.

✍️ OMAR BASHI

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...