Wakhti lumisyada lu gu dhaga barjeeyo umadaha danbeeya.

0
Thursday June 06, 2024 - 10:59:41 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakhti lumisyada lu gu dhaga barjeeyo umadaha danbeeya.

    Waxa waxaas liijaanka u hayaana Maraykan iyo xertiisa ka soo kow,..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa waxaas liijaanka u hayaana Maraykan iyo xertiisa ka soo kow,..


1. Xuquuqda haweenka iyo ubadka.


2. isbedelka cimilada iyo gaajo gaagmareebto ah oo waqeed aan dhicin, dhacayninna.

3. maalmaha qaramada midowbey. sida maalinta haweenka, maalinta shaqaalaha, maalinta beenta, maalinta jacaylka, maalinta naafada, maalinta afafka, maalinta, maalinta. Sii wad oo sii wad.



4. Shruucda qaramada midowbey sida ka saxaafadda, ka dagaalka, ka haweenka, ka deegaanka, ka diimaha, ka dimuqraadiyadda, ka dagaalada, haba ka hadhin ee sii daba dhuh-dhuhlee.


5. Erayada nabad ilaalin, cunaqabatayn, ku xadgudubka xuquuqda aadamiga, faragalinno silloon.

Waa waxaas waxa lu gu harowsado aadanaha siddeeda bilyan oo qof ka badan.


Waxa waxaas liijaanka u hayaana Maraykan iyo xertiisa ka soo kow, waa dabaqoodhiyo, horgalayaal, qaar inaga mid ah oo aan waligeen dan aynu leenahay ka talin, ee libraaliyadda, hantiwadaagga, silloonida, wahaabinimada ka shaqaysta oo ka bariiseeya.

Tollaay oo tollaay! Tollaay oo tollaay! Tollaay oo tollaay! Wadaad iyo aqoonyahan aan xor ahayni maxay Soomaali iyo duul sawrac lahaa dumiyeen!

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...