Geeri Iyo Nolol Rag Midbu Geyaa,Geesna Waxan Ahayn,Kuwii Goojacade Ee Lagu Goblamay. Gu Labada Geemidunbu Geyaa

0
Sunday June 02, 2024 - 09:38:42 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Geeri Iyo Nolol Rag Midbu Geyaa,Geesna Waxan Ahayn,Kuwii Goojacade Ee Lagu Goblamay. Gu Labada Geemidunbu Geyaa

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B}



 

1-Goojacade Dabadii,Gunmaynu Joognaaye,

Gilgisho Ismaydha,Hablaheni Guur Maleh,



 

2-Ragu Wuu Go'aa,Gunaanada Dhamaanoo,

Gaban Hadanu Hadhahayn,Galao Dagaalma,


 

3-Gedanay Ku Noolyiin,Geerida U Dhaantee,

Geesun Ha Racane,Godka Maw Badhedhan,


 

4-Geeshki Muu Dhamaanine,Gaabisba Inagu Jira,

Gadaalba U Dhigaysaan,Geeridad Sugaysaan.


Ismail Abdillahi Handuleh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...