Heestii Rajadda Qaranka ( Abdi-Shotaly).

0
Saturday June 01, 2024 - 11:19:34 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heestii Rajadda Qaranka ( Abdi-Shotaly).

    * N.B U Kaalay Runtoo Ku Dhaqan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

* N.B U Kaalay Runtoo Ku Dhaqan.


Saaka waxan daawaha ka soo qaaday, hees ka turjumaysa waayaha uu dalku ku jiro iyo baaba'a aynu cagta saarnay, halka uu xaal maraayo iyo sidda xal aynu ugu heli karno, haddii aynu doorano Musharaxa Xusbiga Rajadda Shacabka ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro. Heestii waa tane ku soo dhawaw:-


(1) Dalkii wuu riiqmayoo, qabiil baa rakaadiyo, dadkii reer-reer ka dhigay, wixii danta guud rigrigay, ayaad daba rooraysaa, u kaalay runtoo ku dhaqan.
----‐‐-‐‐------------------------------,--------
Dhex-Taal.
Rafaadki ku soo mariyo, raadkii hore ha marin, risiqa Eebbaa baxshee, ayaan rifayaal ku Helin, raqdaadda waraabe cunin.
-------------‐--------------------------------------------------------------------------------------

(2) Rajadda qarankaan rabnaa, rabbaa na gar-gaaroyo, Waddani baa rays na Dejin, dadyaw raac oo ku biir, been aad ka raysatide, riyaaq oo xaqiiq-da garro..
--‐-------------------------------‐---------------Dhex-Taal.

Rafaadki ku soo mariyo, raadkii hore ha marin, risiqa Eebbaa baxshee, ayaan rifayaal ku Helin, raqdaadda waraabe cunin.

* N.B U Kaalay Runtoo Ku Dhaqan.

Qore:- Abdi-Shotaly.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...