Dumar Iibshe Door Hore,U Diray Qaar Dawlada Carabta.

0
Saturday June 01, 2024 - 11:07:40 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dumar Iibshe Door Hore,U Diray Qaar Dawlada Carabta.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Da'yartii Hablahii Uu Gadayu,Dawlad Kale Siiyay,

Diba Loma Arag Dumarkiyu,Doolar Dhaafsaday,



Doorkii Xigay Marwu Diidayu,Siistay Daar Guri,E

Foosiyaw Danbayso Durbaba,Loo Daraar Weriye,


Dayrarkii Xabaalahana Dumih,Doolar Sababtiisa,

Dad La Duugay Waa Hore Ayuu,Dibad U Soo Saaray,


Dusha Ka Muumin Daalina Ayuu,Daayinkeen Badaye,

Denbiyiyo Dunuubahay Galeen,Daahir Loo Aragaye,


Dubayaashan Dhacayaana Waa,Dalabyadooduune,

Dawona Malaha Derskiis Cunaha,Diiday Jiritaanku.

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...