Doorasha U Diyaar Tahiin,Dagaalana Way Socdaan,

0
Tuesday May 28, 2024 - 10:55:22 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorasha U Diyaar Tahiin,Dagaalana Way Socdaan,

    Doorasho Udiyaar Tahiin,Kursiga Kuwa Doonayow,..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorasho Udiyaar Tahiin,Kursiga Kuwa Doonayow,..



Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Dadkeeno Kala Shakiyayon,Lahayn Isku Duubnidii,

Dagaalana Ay Jiraan,Dalkeena Badh Maqanyahad,



Doorasho Udiyaar Tahiin,Kursiga Kuwa Doonayow,

Degdega Waa Lagu Jaba,Danbaa Lagu Meel Maraa,


Dib Maad U Yara Dhigtan,Dareenkii Maxa Ku Dhacay,

Dawlado Dimuqraadiyiyo,Dawadu Nabaday Ahayde,


Hadday Diideen Badhkeen,Durbaankana Loga Tumay,

Dalal Aynu Cadaawe Nahay,Ku Doodah Inaadan Jirin,


Haddadan Dogsanaynin Ceeb,Dagaalwa Lama Huran,

Duulaan Idin Guud Fadhiya,Sidee Doorasho U Dhacda,


Ismail Abdillahi Anduleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...