Guul marabtaa aduun iyo akhiraba ku dhaqan qodo badan hadii ad sidooda uraacdid waxaan hubaa inaadan ku qasarayn.

0
Tuesday May 28, 2024 - 10:33:07 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guul marabtaa aduun iyo akhiraba ku dhaqan qodo badan hadii ad sidooda uraacdid waxaan hubaa inaadan ku qasarayn.

    (wax aan dhib loo marin dheef lagama helo)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(wax aan dhib loo marin dheef lagama helo)

Horta guusha aduun waa inaad wax aad doonayso aadna ku haminayso ama ku riyonayso ee aad qorshasay aad ka mira dhaliso hadad aqoon rabto hadad dhaqaale iyo hanti rabto hadad xaas wanaagsan ama sawj rabto hadad caruur rabto hadaad magac rabto hadaad mansab iyo madaxtinimo rabto.


Guusha Akhirana waa inaad cadaab ka badbaado oo aad jano gasho rabigaana raali kaa noqdo.

si aad labada dhinacba aad ugu liibaanto dardar gali talooyinkan aan ku hibeeyay



■Rabi sw ka cabso meelkasta iyo waqti kasta oo ad joogtid.

■Salaada ku dadaal iyo guud ahaanba cibaadada quraanka akhriska iyo xuska alle.


■Sabirka badi: wax walba dheehdheel kuma yimaadan run ahaanti waqti iyo tacaba way kaagali doonan waxa aad ku rajawayn tahay inaad xaqiijiso marka waliga ha is dhiibin.


■Cafiska ku dadaal: xaqiiqtan inaad dadka iska saamaxdowaa wax wayn waxay uroontahay caafimaadkaaga waxaa laga helaa ajar wayn waxay kow katahay asbaabaha guusha dhaliya.


■Baro cilmiga: cilmi la;aan waa nolol la,aan wax walba cilmiga kama soo haraan waxba ma hiigsan kardid adigoon aqoon lahayn alle ma caabudi kadhid adigoon aqoon ulahayn naftaada cid kale toona midna ma hormarin kadhid.


ka biloow midka kugu waa jibka ah kadibna wixi kale ee ku fududaada.

cilmi marka laga hadlo jaamacad iyo school un maaha waa ka guda wayn yahay


■maree waqtigaaga: ha ka dhigin waqtigaaga mid iska dabar furan oo an xadadnayn habaynta waqtigaaga waxay jahaynaysa noloshaad qiyaamaha su,aalaha ugu badan waqtiga ayaa laga waydiin doona ee hadeerba fursad ayaad haysata intaad shalaayi lahayd xili anay waxba qaban karin inad calacasho.


■Xakamee naftaada: inta naftaadu ay ka awood badanyahay doonistaada guul ma gaaraysid doonistaadu haka awood badnaato dareenadaada kale.


■Haw karnimo: hadii adan ficil dhab ah la imaan run ahaan wax aad xaqiijinayso majiraan waxaa lagaaga baahan yahay inaad xoog ushaqayso.


(wax aan dhib loo marin dheef lagama helo)


■wahsiga iska ilaali run ahaantii waa waxa dhalinyaro badan dabar ku noqdqy oo ay wax la qabsan waayeen.


■Dib udhigashada: yaa kugu yiri adiga baraad gaaraysa qabo waxa aad qaban karto saacada aad joogto waxa socda waa cimrigaagii yarka aha ee hawl maanta ku taala bari ha udib dhigan bari mid kale ayaad qabanlahayd.


waxaan rajaynaya inaad wax un ka faa,iiday


ka mid noqo Asxaabta halkaan aan ku bahownay


Cabdullahi Saciid Salaad Caalamiin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...