Boqor Mohamed Boqor Isse Oo Qoyska Marxum Suldaan Barre Tacsi Udiray.

0
Monday May 27, 2024 - 10:26:06 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqor Mohamed Boqor Isse Oo Qoyska Marxum Suldaan Barre Tacsi Udiray.

    INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN;

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN;


Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska, ehelada, waayeelka, waxgaradka, bahda dhaqanka, asxaabta iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Suldaan Barre Xaaji Xuseen Carraale, oo hadda ku geeriyooday cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa.



Waa geeri naxdin leh, marxuumku waxa uu ahaa tiir weyn oo ka baxay bahda dhaqanka Jamhuuriyadda Somaliland, marxuumku waxa uu ahaa madax dhaqameedkii dalkan dib u dhiskiisa iyo nabadgelyadiisa doorka weyn ee shariifka ah ka soo qaatay, Samir iyo Iiman Dhaaaman caruurtiisi iyo Dhamaan qoyskaba iyo Bahda Dhaqankaba.

innagana dhammaanteen ha innaga siiyo samir iyo iimaan saadaq ah. Aamiin.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...