Ururka Rejo Oo Tacsi Udiray Qoyska Suldaan Barre.

0
Monday May 27, 2024 - 09:53:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Rejo Oo Tacsi Udiray Qoyska Suldaan Barre.

    waan uga tacsiyeynayaa dhamaan qaranka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waan uga tacsiyeynayaa dhamaan qaranka.

Gudoomiyaha Ururka Rejo Cabdilaahi Axmed maxamed dahab ayaa dhambaal tacsi ah u diray shacabka somaliland Qosykii Iyo qaranka somaliland ee Ka baxay suldaan bare Xaaji Xuseen.

Qoraal uu soo saaray gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Rejo ayaa u dhignaa sidan.


Naxariista jano alle haku casuumo suldaan bare ehelkana samir iyo iimaan saadiqa.

Qaranka nin weyn baa ka baxay, waan uga tacsiyeynayaa dhamaan qaranka.

 waxaanu markhaati ka nahay inuu  ahaa adoon jecel wanaaga iyo nabadda alle haw naxariisto  suldaan bare xaaji  naf waliba maalin bey dhimaneysaa.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...