Dadka oo dhami waa ka siman yihiin:????

0
Wednesday May 22, 2024 - 10:55:35 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 412
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dadka oo dhami waa ka siman yihiin:????

    Midkoodna ma dooran midabkiisa, qaabkiisa...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midkoodna ma dooran midabkiisa, qaabkiisa...


(1) Asalkooda kowaad waa dhoobo.

(2) Asalkooda labaad waa shahwada isku uraysa.


(3) Midkoodna ma dooran aabbahood iyo hooyadii.

(4) Midkoodna ma dooran wakhtiga iyo goobta uu ku dhashay.



(5) Midkoodna ma dooran midabkiisa, qaabkiisa ama muuqaalkiisa.

(6) Midkoodna ma cayimin wakhtiga dhimashadiisa iyo dhammaadka noloshiisa.


(7) Midkoodna kama xoroobi karo cunto, hurdo, daal, iyo xanuun.

(???? Dhammaantood waxaa lagu qasbay inay galaan musqusha si ay u faarujiyaan qashinka jirkooda.


(9) Dhammaantood waxay ku dhammaadaan godka dhulka, jidhkooduna wuxuu u noqdaa cunto dixriga .

Balaayow ina aadamoow maxaad isku faanaysaa oo aad dadka kale uga wayn tahay oo aad quruxdaada, maalkaaga, aqoontaada iyo nasabkaaga uun uga fikiri!!????‍♂️????


Wq:najiib Ibrahim ✍️

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...