Fiiri inta waqti ee aan lumino:⏰
Hadda, haddii aan nidhaahno waxaad akhrin kartaa 20 bog...
Haddaynu nidhaahno waxaad khasaarisaa hal saac maalin kasta, markaas waxaad khasaaraysaa 30 saacadood bishii, iyo 360 saacadood sannadkii.
Hadda, haddii aan nidhaahno waxaad akhrin kartaa 20 bog oo keliya hal saac, markaa bishii waxaad akhrin doontaa 600 bog, sannadkiina 7,200 oo bog.
Gabagabo: Hal saac oo luminta maalintii waxay la macno tahay inaad waydo akhrinta 18 400-bog sanad walba.
Allah wuxuu yidhi , waana soo noqonaynaa.. ee ka waran haddaad saacado lumiso maalin kasta!!!!!!
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...