Cabdiqaadir Ibraahim Saalax (Chiefka) Oo Hambalyo Maherudiray Maxamuud Caalin Cabdi iyo Marwadiisa Naciima Aadan Afdeeq
Hambalyo Meher Wacan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Cabdiqaadir Ibraahim Saalax(Chiefka),Isagoo Magaciisa iyo Ka Qoyskiisa,iyo Ka Saaxiibadiisba ku Gudbinaya Waxa uu Dhambaal Hambalyo Meher ah Halkan Uga Guddbinayaa Lamaanaha Kala ah Maxamuud Caalin Cabdi iyo Marwadiisa Naciima Aadan Afdeeq Aw Cabdi oo Meherkoodu Ka Dhacey Magaalada Hargeysa.
Waxaanu Leeyahey Noqda Qoyskii Aqalgalkooda Ku Gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo
Annakuna Waxaanu Leenahay Aamiin Aamiin Aamiin Allaha ha Inaka Aqballo
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...