Gar Miya Ma Goyaan,Gobolnimada Hawdo,Codkoodan U Gaadhayn.

0
Tuesday May 21, 2024 - 11:02:40 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 415
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Gar Miya Ma Goyaan,Gobolnimada Hawdo,Codkoodan U Gaadhayn.

    Duniduba Ka Guurtaaad,Gobanimada Moodaanood,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duniduba Ka Guurtaaad,Gobanimada Moodaanood,



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B}

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Gar Weeyaan Allay Lehe,Geyigan Waa Ku Nooshiiin,

Waase Garasho Darantiin,Gurmaka Iyo Dagaalkooy,



Duniduba Ka Guurtaaad,Gobanimada Moodaanood,

Guna Maydin Jirin Weliyo,Gunimaad Ka Dhaxasheen,


Gulufkiyo Dagaalkaad Geyiga U Xorayseen,

Gacal Kuwadin Moodeen,Habraha Idin Gaasiray,


Gobanimo Dad Sheegtoon,Gaadhi Waayay Ururnimo,

Iyagaa Isgawracay Gabayna,Kaalintoodiiyoo,


Goolka Beesha Dhalisuun,Durbaanadaw Garaaco,

Gobanimo U Haysto Gobol Aydin Noqotan,Caqligaba Ha Gelinina,


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...