Dumi Muse Deyrkii Adkayeen,Dib Uga Maagaynay.

0
Tuesday May 21, 2024 - 10:58:22 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 467
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dumi Muse Deyrkii Adkayeen,Dib Uga Maagaynay.

    Duqii Xamar Mar Kale Waalayo,Duubay Gacntiiye,..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqii Xamar Mar Kale Waalayo,Duubay Gacntiiye,..



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahada H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Dalabkii Aqoonsiga Durbaba,Waa La Daaha Furay,

Safiiro Dawladeedba Bedelay,Door Wakiilnimadii,



Duqii Xamar Mar Kale Waalayo,Duubay Gacntiiye,

Duulimaaki Waakaa Haddana,Dib Ugu Soo Laabtay,


Dubay Diiday Iyo Qadar Markuu,Daaray Abbiyeeye,

Damiir Xumi Daraadeed,Dan Mood Dawladu Jaray,


Doolarkii Dawaro Loogu Helay,Duulimaad Madhiye,

Dani Waa Gartiis Inu Ka Duduu,Diido Dhaqankoodan,


Dawladi Ka Dheer Duulka Xamar,Dani Hadduu Goyay,

Dibaaba Loogu Celin Untii,Dunidan Gaadhsiiyay.


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...