Dabaal Deggii 18th May 2024 .Isbedel Doon Ka Soo Muuqday Sheffield.

0
Tuesday May 21, 2024 - 10:54:37 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabaal Deggii 18th May 2024 .Isbedel Doon Ka Soo Muuqday Sheffield.

    Marka seddexaad waa magaalo ka qayb qaadata horuumarka..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka seddexaad waa magaalo ka qayb qaadata horuumarka..



Waxaa markii u horaysay ka dhacay wadanka UK magaaladii ictiraafka Somaliland ku suntanayd ee Sheffield dabaal deg aan loo kala hadhin oo ay dadka qaaliga ah ee REER Sheffield oo Somaliland oo dhan ka koobani soo agaasimeen dhammaantood oo ay hogaaminayeen gudida Wadani iyo gudida Kulmiye iyo odayaasha iyo BOQOR CISMAAN BUURMADAW OO QAYB LIBAAX KA QAATAY MIDAYNTA MAGAALADA REER SHEFFIELD IYO ISBEDEL DOONKA WADANKOODA SOMALILAND.



 

Waxaan tooshka ku ifinayayaa MAGAALADA SHEFFIELD EE UK OON CAALAMKA U WEELAYNAYAA IN AY OGAADAAN SEDDEX QODOB AMA AFAR QODOB IN AY SOMALIDU GUUD AHAANBA KU BARAARUGAAN XIDHIIDHKA TAARIIKHIGA AH EE SOMALILAND IYO SHEFFIELD LEE YIHIIN.


 

MARKA KOOBAAD NINKII MADAXDA AHAA EE KOOFIL TUULA YAR OO SHEFFIELD U DHAW BUU KA SOO JEEDAY OO Derbyshire ku taal oo Sheffield u dhaw.


 

Marka labaad waaMagaaladii ugu horaysay ee adduunka u horseeday inay SOMALILAND ICTIRAAFdo.


 

Marka seddexaad waa magaalo ka qayb qaadata horuumarka SOMALILAND had iyo JEER taasoo sababtu tahay inay dadka reer Somaliland ee deggani shaadiriin yihiin wadaniyiin. WAA MAGAALADA LAGA SOO SHAQEEYEY HOTEELADA CAANKA AH EE SOMALILAND EE Ambassodor ka Hargeysa iyo Ambassador Burco, waa Magaalada Nasiib u heshay inuu Boqorka geeska AFRIKA boqor Cismaan Buurmadaw ku noolado oo ka mid noqdo. Waa magaalo soo saarta (Human Capital) soomaaliyeed ee Dr, PhDs Journalists load mayors iyo mayor's. Weriyayaasha caanka ku ah Somalida ee U horeeyo Cabdisalam HERERIiyo cabdi Xaafid Ismail waa magalada soo saartay.


 

Mohamed Bashe [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...