Xildhibaan Cadaw Ku Tilmaamay Cida Ka Hadasha Jabkii Ciidanka Somaliland Gaadhay.

0
Monday May 20, 2024 - 09:38:07 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cadaw Ku Tilmaamay Cida Ka Hadasha Jabkii Ciidanka Somaliland Gaadhay.

    "Qofka ina xasuusiya wixii dhacay 25 August waa cadow ..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Qofka ina xasuusiya wixii dhacay 25 August waa cadow ..."


Hargaysa (HWN) Xildhibaan Xirsi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee laga soo doortay Gobolka Saaxil ayaa sheegay inaan la isxasuusin jabkii ciidanka Somaliland kaga dhacay dagaalkii Laascaanood.



"Qofka ina xasuusiya wixii dhacay 25 August waa cadow ee ka dhiidhiya.."ayuu yidhi Xildhibaan Xirsi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee laga soo doortay Gobolka Saaxil.


Jabka Ciidanka Somaliland kaga dhacay Laascanood ayaanay ilaa hada xukuumada Muuse Biixi oo ugu horayntii sheegtay inay wixii dhacay shacabka la wadaagayso aan ilaa hada war ka soo saarin.


Mucaaradka Somaliland ayaana dhawr jeed sheegay inay shacabka ucadayn doonaan jabkii ciidanka Laascanood kaga dhacay. 

Loading...
Loading...