Yaa madaxweyne ka noqonaya Iran kadib geeridii Ibraahim Raiisi?

0
Monday May 20, 2024 - 08:41:50 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa madaxweyne ka noqonaya Iran kadib geeridii Ibraahim Raiisi?

    "Waxa uu xilkan hayn doonaa muddo laba bilood ah."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa uu xilkan hayn doonaa muddo laba bilood ah."

Markii uu oggolaaday hoggaamiyaha Iran Ayatollah Cali Khamenei, ku xigeenkii Ibraahim Raiisi oo lagu magacaabo Maxamed Mokhbar ayaa noqonaya madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Iran.


Waxa uu xilkan hayn doonaa muddo laba bilood ah.



Sida uu qabo dastuurka Iran qabo, doorashada madaxtinimo ee Iran ayaa mar kale la qaban doonaa 50-ka maalmood ee soo socda.
Loading...
Loading...