Meeraysigii Iyo Ismakeeki Muu Hadhain,Magacaabid Gobolnimo Socon Mayso Maante,

0
Thursday May 16, 2024 - 10:19:25 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Meeraysigii Iyo Ismakeeki Muu Hadhain,Magacaabid Gobolnimo Socon Mayso Maante,

    Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.Wb}....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.Wb}....



Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Madaxweyne Muusow Mudanow,Maxaad Sugi,

Miyigii Iyo Magaalaba,Meel Bay Wada Mareeno,


Maanta Ma Aha Maalmii,Madadaalo Soconlayd,

Markhaati Weeye Shacbkii,Dhibta Soo Mutaysto,



Macaan Bay Ka Filayaan,Muudsashada Fartoodo,

Murugiyo Dhibaataday,Soo Mareen Markale Maya,


Mar I Dage Alle U Daayo,Marka Labaad Anay Isdilay,

Muran Looma Baahniyo,Beelaho Lagu Maxaabsado,


Macane Iyo Aqoon Wacan,Mabaadiida Qarankeenan,

Maamuuska Iyo Distoorkeena,Murugadii Ku Maydho,


Marmarsiinyo Lama Rabo,Mataaneeya Shacabkeenan.

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...