Muuse Biixi Oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Q.M Ee Somaliya

0
Tuesday May 14, 2024 - 16:31:38 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Q.M Ee Somaliya

    "xogaha qaar ayaa sheegaya in ergaygan labadelay kadib ..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"xogaha qaar ayaa sheegaya in ergaygan labadelay kadib ..."

Hargeysa- (HWN) Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey uqaabilsan Somaliya Amb.Catriona Laing oo laga beddelay shaqadii ay hore u haysay ee Qaramada midoobay.



Muuse Biixi ayaan umahad naqay ergayga mudadii ay soowada shaqeeyeen oo ay dhawr jeertimid Hargaysa.

Dhinaceeda, Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey uqaabilsan Somaliya ayaa Muuse  uga mahadnaqday sidii wanaagsanayd ee ay xukuumaddiisu ula shaqaysay muddadii ay xilka haysay iyo sidii xilkasnimada lahayd ee ay usoo wada shaqeeyeen.


xogaha qaar ayaa sheegaya in ergaygan labadelay kadib markii Xukuumada Somaliye ay ka cabatay.


Hadhwanaagenws
Hargaysa/Office.
Loading...
Loading...