SHEEKO GAABAN.

0
Monday May 13, 2024 - 11:56:19 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHEEKO GAABAN.

    Wuxuu Cabdullaahi bin mascuud RC wuxuu yiri: "dadka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu Cabdullaahi bin mascuud RC wuxuu yiri: "dadka...

Jonson wuxuu buugiisii ku sheegay sheeka uu kasoo gudbiyay Afrikadii badwiga aheyd ee uu la noolaa muddo aan ka yareyn 49-sano, wuxuuna yiri: "shucuubta afrika hadii loo akhriyo khudbad dheer marka lagu kulmo meydaanka tuulooyinka, ee ay aad khudbada ugu dheeraato, waa ay ku buuqaan qufka soo jeedinayay khudbada, iyaga oo leh (nagu filan!!nagu filan!!!)"


Qaar waxay amraan qofka khudbada akhrinayo inuu ku istaago hal lug marka uu daalo oo uu lugta kale dhulka dhigana waxay ku yiraahdaan jooji hadalka!!!.

Wuxuu Cabdullaahi bin mascuud RC wuxuu yiri: "dadka u khudbee inta ay indhaha dhankaaga usootaagayaan oo kaliya, dhegahoodana ay kuu raaricinayaan, hadiise aad ka dareentid hamaansi hadalka ka jooji"..

Mid ka mid ah Abwaanada murtida leh

wuxuu yiri: "Raashinkaaga ha siinina qof aan dhadhankiisa ku raaxeysaneynin"
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...