Waddada Boqol iyo Kontonka Waa In Si Fiican Loo Dhisaa

0
Saturday July 13, 2019 - 11:15:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1087
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddada Boqol iyo Kontonka Waa In Si Fiican Loo Dhisaa

    Guud ahaan magaaladda hargeysi waxay u baahantahay waddooyin fiicfiican oo wan wanaagsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guud ahaan magaaladda hargeysi waxay u baahantahay waddooyin fiicfiican oo wan wanaagsan
,si ay usoo saarto quruxda iyo iyo billic iyo magaalo ku naaloon karto.

in kastoo dawladda hoose ee hargaysa ay tahay mid wax waliba ku fashilmatay marka loo eeggo muddada ay fadhiyeen kuraasta gollayaashe deegaanka oo ay ahayd inay goor horeba waxooga iyo hawshooda yarba mululuq kasiiyaan oon loo tilmaamin,haddana waxaad mooda eegga inuu  barraarug yari ka muuqdo .


si walbay ahaato waxa loo baahanyahay waddadaa boqol iyo kontonka ee dadka laga raray in loo dhiso si daacada oo la dhigo waddo rooga,si  ay ummada uga farxiso.

maqaalka maanta 
hamse riraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...