Nidaamka Siyaasadeed Ee Dalka ( Political System Or Regime ) 13/7/019

0
Saturday July 13, 2019 - 11:09:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nidaamka Siyaasadeed Ee Dalka ( Political System Or Regime ) 13/7/019

    ururada siyaasada (political organizations) iyo hayadaha dowladu (institutions )

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ururada siyaasada (political organizations) iyo hayadaha dowladu (institutions )

sidoo kale waxay saamayn ku leeyahiin siyaasada dibada dal kasta oo caalamkaa, guud ahaana mu ayidiinta mabda dowligaa (authoritarian ) iyo kalgii taliskaaba (totalitarian ) ee dowladahu waxay si fudud iyo si degdegaba go aan uga gaadhi karaan siyaasda arimaha dibada , waayo go aanku waxa uu gacanta ugu jiraan shaqsiyaad, waxyna qaadi karaan taalaabo kastasharci ah oo ku saabsan siyaasada arimaha dibada, siyaasad arimaha dibaduna waa goob xurguf miidhan ah, waxayna u baahan tahay in laga fiirsado go aanada, ee dalalka loogu hogaaminayo iyo gadoominta caalamigaa sida North Korea, iyo iiraan taas oo wax aad xaq u leedahy lagu damci karo .



dhanka kale dalalka nidaamka dimuqraadiyada ku dhaqma waxay siyaasadooda arimaha dibdu u iilataa amba ku dhacdaa dhib miidhan maxaa yeelay qaabaka ay u dhisan yahiin iyo kuwa taageera nidaamkooda, mawaadiniintusunasixor ah ay u soo bandhigaan fikirkooda, si xoriyada ahan u dabaqaan, maxaa yeelay siyaasadooda dibada ayaa waxay saamayn ku leedahay siyaasada ay dowladahu ku dhaqmaan , hogaamiyaasha (leaders democratic) waxay ka jawaaban dalabka (demands) dadkooda,taas oo ay siyaasada dibaduna ku xidhan tahay ,Matalan dagaalkii ciraaq lagu qaaday dowlada maraykanku way ku khasbanayd in ay ka jawaabto rayiga dadwaynaheeda, 11/9, ayaa ka lifaysay in meel uun dadka rayigooda loo jeediyo,


sikastaba ha ahaatee kala duwanaansha iyo qaab dhismeedka siyaasadeed ,ha ahaado ,dimuqraadik, amaba hab parlamaaniya, amba mid lawadaago sharci dejinta iyo fulintab, (legislature and Executive ) wada shaqaynata ka dhaxaysaana waxay saamayn ku leedahay siyaasada arimaha dibada,


dhanka kale hadii aynu ka eegno nidaamka madaxwaynimada (presidential ) ee ay dowladu ku dhisan tahay mabaadii kala duwan oo dhinac a awoodaa iyo xidhiidhka u dhaxeeya labadaas garab waxay raad ku leedahay siyaasada arimaha dibada,


sikastaba ha ahaatee kala duwanaasha siyaasada arimaha dibada waxay u muuqadaan kuwo hoos yimaada laba xisbi (biparty) iyo xisbiyo badan (multy party) ,xisbi kaliya waa ka ay dowaladu haysato tirade badan iyo ku takri falida go aanadeed taas oo xidhiidh la leh, siyaasada dibad,


kuwa xisbiyada bad ka samaysma waxaa u caado ah iska horimaad iyo danaysinimo ka dhex dhacda ,taasina ay sababtaa go aan degdega ambain dib loo dhigo ga aanka

By:Khaddar Adam Aw Muuse

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...