DEG DEG:- MD Muuse Biixi"Doorashada waan diyaariyay kharashkii ku baxayay"
Ninka leh Maxaad u tidhaahdaan natiijada aqbala waxa aan leehay..
![]() |
"Doorashadii Madaxtooyada Ka Madaxweyne ahaan iyo aniga oo ah Murasha Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye waa naga diyaar waanan Hellaynaa
Ninka leh Maxaad u tidhaahdaan natiijada aqbala waxa aan leehay tii horeba 2017 ilaa hada maad aqbalin maantana kuwa ila tartamayaa waa kuwii aan shalay ka badiyay dad cusub maahan
Hurumarka Xisbiga Kulmiye gaadhsiiyay dalka waa mid shacaku Mahdiyay oo muuqata waayo Xisbigu laba jeer buu guulaystay?
Doorashada waan diyaariyay kharashkii ku baxayay”
Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi oo hada warbaahinta kula hadlay Xarunta Xisbiga Kulmiye.
Loading...
Loading...