Dimuqaraadinimo Iyo,Doorashoyinko Xor Ah,Dawladi Ay Dhalata.

0
Thursday May 09, 2024 - 09:34:04 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dimuqaraadinimo Iyo,Doorashoyinko Xor Ah,Dawladi Ay Dhalata.

    Dulmiga Iyo Eexdiyo,Dilalkan Sii Kordhaayana,..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dulmiga Iyo Eexdiyo,Dilalkan Sii Kordhaayana,..



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B]}

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Dimuqraadinimo Iyo,Doorashoyinko Xor Ahba,

 

Dawladi Ay Ka Dhalata,Doorkan Lagu Haboona,



 

Dulmiga Iyo Eexdiyo,Dilalkan Sii Kordhaayana,

 

Daadanaayo Dhiigii,Dadkiina Khaati Joogaan,


 

Degdegba Looga Bixilaye,Dadaal Bay Rabtayo,

 

Dabagoosi Weeyee,Waxba Haw Dabaaldegina,


 

Dawlad Iyo Qaranimo,Dusha Kama Timaadee,

 

Daayin Haddii U Kuu Qoray,Dadkeedu Ku Siiya,


 

Duminteeda Kuwa Raba,Daaya’o Ha Qabanina

 

Daahaba U Soo Roga,Yaanay Kaba Danbaynine,


 

Dararta Iyo Xoorkiyo,Doobi Kuu Ka Qubanayo,

 

Daaya Aynu Aragnee,Hadday Diidayin Samaha.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...