Warar Laku Farxo, Oo Dhegihii Dhiilatu Buuxisay Culay Farxadeed U Noqonaya.

0
Saturday July 13, 2019 - 11:04:40 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warar Laku Farxo, Oo Dhegihii Dhiilatu Buuxisay Culay Farxadeed U Noqonaya.

    Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi waxa ay xooga iskugu gaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi waxa ay xooga iskugu gaysay sidii ay usoo afjari lahayd colaada soo noqnoqotay ee Ceelagweyn, hawsha xalinta mashaqadan ayaa ilaa hada guul wayn laga gaadhay, waxa gabi ahaanba soo wareejiyey hubkii dhinac ka mid ah dhincyada dagaalamayey, dhinaca kalena waxa meel fiican maraysa sidii ay hubka usoo wareejin lahayeen. Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in si buuxda hawshaa loo soo afjaro, hadal yar iyo hawl badan.



Iyana waxa la faliyaa in jabhada caare iyana wada hadal laku dhameeyo iyo isfahan laku soo xereeyo .


Ilaahay ha u fududeeyo MADAXWAYNHA iyo xukuumadisaba dedaalka nabadayta ceel afwayn.

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...