Mideeye Qarran Iyo Mu Quunshe Caddaw Wasiir Saleban Yusuf Ali "Koore" W/Q:Abdiqaadir Ismail Jama "Eng: Foodcadde"

0
Saturday July 13, 2019 - 10:48:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mideeye Qarran Iyo Mu Quunshe Caddaw Wasiir Saleban Yusuf Ali "Koore" W/Q:Abdiqaadir Ismail Jama "Eng: Foodcadde"

    Qormo qorraalkan kooban waxa aan ku laffo gurri donna guullaha uu Somaliland u soo hooyay wasiirka wasaaradda horumarrinta biyaha jamhuuriyadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qormo qorraalkan kooban waxa aan ku laffo gurri donna guullaha uu Somaliland u soo hooyay wasiirka wasaaradda horumarrinta biyaha jamhuuriyadda

Somaliland tan iyo intii Somaliland xornimadeedda, kalla soo noqatay dalkii la isku odhan jirrey somaliya,wasiir salleban haddii aan hal iyo labo ka soo qaatto taarriikh-diisa qofeed iyo midda uu qarranka Somaliland ku dhex leeyahay,wasiirka wasaaradda horrumarinta biyaha jamhuuriyadda Somaliland saleban yusuf ali "koore”. Waxa aan dhawr qoddob ka taabban donnaa horumarkii ammaan,dhaqaalle,siyaasadeed iyo ilaalinta wadaniyadda Somaliland ee wasiir ku suntan yahay waxanna kalla yihiin siddan:



AMAANKA,DHAQAALAH IYO SIYAASADDA

Wasiir saleban yusuf ali koorre,wuxu qayb weyn ka ahaa dibbu yagleelkiidawladnimadda Somaliland iyo dhisitaan kii ciidan qarran oo Somaliland yeellato.siddoo kalle wuxu ka mid ahaa ergaddi nabadda gobolka sanaag hogaaminaysay xilligii dawladdi madaxweyne maxamed xaaji ibraahin cigaal alle godka ha u nuurre. Somaliland haddi aanu amman jirri lahayn maanta suuqyadda hargaysa dahabka iyo doollarku suuqyadda ma oo laaddeen midh kaas-na waxa suurto geliyay allah subxaanna watacaalle oo waa fajiyay madaxdii somaliland soo martay,kuwa hadda talladda dalka haya oo wasiir koore ka mid yahay,waanna guul alle mar haddii wasiir saleban yusuf ali koore oo ahaa dhallin yaraddii dawlad nimadda somaliland boodh ka soo tumay inoo keenay xafiis-yo maanta xilalka lagu kalla wareejinayo digital record halkii somaliland tii qarnigii 20aad ku kalla wareejinaysay xilalka waraaqo,dhanka siyaasadda wasiir saleban yusuf ali koore waa siyaasiga keli ah ee ka soo jeedda goboladda sool,sanaag iyo buuhoodle weedhihiisa maddal kasta kaga dhawaaqa wadda jirka somaliland inaan lagga doodi karrin,tani waxay caddayn buuxda u tahay sidda dadka goboladaas u taageer san yihiin wasiirka wasaaradda horrumarinta biyaha,waa siyaasiga keli ee gobolka sool doorasho ka ridda one man one vote ah,oo aanay weligeed ka dhicin ilaa iyo xiligii isticmaarka,waxa aan odhan karnaa inuu yahay wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha somaliland mideeye qarran ka iyo ma quunshe caddawga .


DOODDAHA IYO DAR-DAARRANKA

Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha jamhuriyadda somaliland cid kasta oo lid ku ah jirri taanka somaliland xisbi,qof,qabiil iyo shisheeyabba wuxu siiyaa kelimaad isugu jirra dardaarran iyo digniin uu ku difaacayo qiyamka qarranka somaliland,maaha siyaasiyiinta somaliland moodday tukaan loo soo addeeg doonto ee waa asaasihii dhallin yarranimadda qarran kan maanta kuraasta qaboojiyooyinku ku baxayaan suurto gelliyay in la hello,lagguna tartamo welibba iyadda oo aan loo kalla eegayn addi shallay maad ahayn kuwii dibu dhiska dalka ka soo qayb qaatay,wasiir koore waa cabqarri siyaasi ah arrati tool moonna ka leh somaliland wadda jirkeedda.


XURMADDII IYO XILALKII QARRANKA

Wasiirka wasaaradda horrumarinta somaliland wuxu xilal kalla duwan ka soo qabtay xukumadihii kalla duwannaa ee somalliland soo marra ,xilalka uu soo qabtayna waxa ay kalla yihiin siddan hoos ku qorran, somaliland dhallin yarro iyo waa yeelba codkoodu waa haa marka aad tidhaahdo waa kuma siyaasiga wasiiradda xukumadda ku jirra ee ay ku weyn tahay dawladnimadu waxa ay kugu jawaabayaan waa wasiir koore,midhaas na kuma uu kasban nin jeclaysi ee wuxu ku kasbadday qarran jeclaysi,haddaba waxa aan u gundo degi doonnaa xilalka uu soo qabtay wasiir saleban yusuf ali koore:

·Maarreeyaha guud ee madbacadda qarranka

·Affar jaggo wasaarradeed oo ay ku jirto wasaaradda biyuhu

·La talliye madaxweyne

·Ergaygii gaarka ahaa ee gobollada barri xilligii madaxweyne cigaal(A.H.U)

·Gudoomiyihii gudida u eegista dastuurka

·Iwm


GUNAANADKA IYO SOOKOOBIDAQORMADA

Hadaba waxan doonayaa inaan kusoo gaba gabeeyo qormadaydan aan ugu magac daray, MIDEEYE QARRAN IYO MU QUUNSHE CADDAW .wasiir saleban yusuf ali "koore” waxa aan kuu rajaynaynaa aniga iyo dhammaan shacabka somaliland,in dalka iyo dadkan aad guusha horseedka ugu tahay inaad halkaas ka sii waddo geedi hayaanka ee somaliland hiig sanayso.

Contacts:

Email:[email protected]

Name: Abdiqaadir ismail jama

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...