Qofna Ma Jecla Inuu Amar Qaato
Waxaa dhici jirtay marka uu warqad u yeerinaayo xog hayihiisa inuu yidhaahdo, maxay kula tahay, haddii uu saxayo xaashi uu kaaliyihiisu soo diyaariyey wuxuu dhihi jiray, haddii lagu daro ereyadan way fiicnaan lahayd.
Mar kasta wuxuu siin jiray qofka kale fursad si uu markiisa u isticmaalo maskaxdiisa, dhaqanka sidaas oo kale ah, wuxuu karsiinayaa qofka kale inuu gefkiisa isagoo haysta qabkiisa iyo sharafkiisa, wuxuu saxo, dareensanaanayaa qiimahiisa waxaanu u fududeynaya hoggaaminta, dhaqanka caynkaas ahi wuxuu ku xambaarayaa qofka kale iskaashi intii uu ku kici lahaa qas iyo carigsi.
Si aad dadka u hoggaamiso adigoon xumeyn ama qab-jebin raac Murtida ah keen talooyin wanaagsan
hana soo saarin amarro
dale carnegie
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!