Ma Haayo Awood Aan Qof Ku Aqbalo Xariir,

0
Monday May 06, 2024 - 09:16:53 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Haayo Awood Aan Qof Ku Aqbalo Xariir,

    Qofna Ma Dareemayo In Uu I Sameyay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qofna Ma Dareemayo In Uu I Sameyay,

Intii Karaankooda Ah Xitaa Haaddii Ay Bixiyaan Balse Si Aan U Ilaaliyo Dareenkooda Waxaan Kala Duldhacaa Diidmo, Ma Jecli In Aan Xaqiro Dareenkeyga Iyo Dabeecadeyda Ama Dadka Kale Tooda Kaliya Wali Ma Arag


 Qof Nafteyda Aqbasho, Waxaan Ku Adkeystaa Qofka Aan Rabin In Aan Ku Si Wado Walaaltinimo Haaddii U Aqbalo Waxaan U Muujiyaa Wanaag Iyo Qiimeyn Nafteyda Asal Ahaanteedana Waan Baraa Waa Haaddii Uu



 Aqbalo Walalatinimadda Balse Haaddii Uu Diido Igama Helo Xariir, Igama Ahaan Cabsi Ama Isla Weyni Balse Ma Jecli In Aan Aqbalo Qof Anigoo Ogalaasho Ka Helin Maskaxdeyda Ama Qalbigeyga Ma Jecli In


 Aan Been U Sheego Oo Aan Ku Dhaho Waan Aqbalay Anigoo Rabin Una Qoslo Anigoo Dhibsanayo Sidaa Darteed Baan Runta Ugu Sheegaa Oo Ku Diidaa Walow Kuwa Qaar Ay Ku Adagtahay In Ay Aqbalaan Iyagoo


 Ku Dhahayo Fursad Isii, Naag Kun Bey Koobisaa, Haaddii U Qof Jiro In Aan La Tartamo Baan Diyaar U Ahay IWM Balse Muhiimadda Ayaa Ah Xariir Waliba Marka Ugu Horeyso In Lagu Dhiso Run Iyo Ogalaasho

 Laga Helo Dareemaha Sida Qalbiga Ama Maskaxda.

Drs-Deeqa Xaaji Shadoor
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...