Ololaha Xabsi Raadinta

0
Sunday May 05, 2024 - 15:40:22 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ololaha Xabsi Raadinta

    Inuu helo magac iyo sumad uu adeegsado oo...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inuu helo magac iyo sumad uu adeegsado oo...


Waxaa deegaanka soomaalida indhawaalaba caado ka noqday in dadka qaarkii ay sameeyaan falkasta oo ay isleeyihiin xabsi iyo xadhig ayaad ku mudan kartaan.

Maalmahana waxaa usasoo taraya shaqsiyaad maqaaxiyaha iyo baraha bulshada ka sheegta inay yihiin sisaasiyiin u sharaxan asxaab kaarar guduudan sugaysa, kuwaas oo marba fal iyo ficilo shruucda ka dhan ah islamarkaana ay xabsi ku mudan karaan ku kacaya iyagoo ku talagal usamaynaya midaas.
Ujeedada ugu wayn ee dhaqankan ayaa in qofka la xidho kadibna uu ciyaaro kaarka DULMANAHA (Victim card) sidaas laba faaiidaba uu ku helo.


1. Inuu noqdo qof bulshadu u aragto inuu yahay mid saamayn leh oo xukuumadu xitaa caqabad u aragtay iskana xidhay.

2. Inuu helo magac iyo sumad uu adeegsado oo ah in afkaar iyo aragti loo xidhay.
Kuwan maalmahan iyaga waxaa intaasi u dheer waxay ogyihiin in qolyo golaha doorashooyinka ka socda oo asnaaqish usoo dirtay goobo kamida DDS ay deegaanka ku suganyihiin marka waxay rabaan inay diraan fariin ah, kaar iskaba daaye anagiibaa nala xareeyay burtukaaneey nagasoo gaadh.

Xukuumaduna midaas way ka dharagsanatahay marka yaan aad loogu mashquulin cidina hadeer xidhi
 maysee.????????????.

,,Ololaha Xabsi Raadinta..

Sdm

Qalinka Soojeeda
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...