Maxay Tahay Raaligelinta Ciidanka Qaranka Somaliland Bixiyeen?

0
Saturday May 04, 2024 - 17:00:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Tahay Raaligelinta Ciidanka Qaranka Somaliland Bixiyeen?

    "Sidoo kale waxa uu sheegay in ay ahayd warqad ka baxday shakhsi gaar ah"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sidoo kale waxa uu sheegay in ay ahayd warqad ka baxday shakhsi gaar ah"
Hargaysa (HWN) Taliska ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadlay waraaq si khaldan ugu faaftay baraha bulshada Maalintii Shalay.

Afhayeenka ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ahna hoggaanka hawlgelinta ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Guuto Cabdi Cabdilaahi Xasan (Cabdi Dheere ), ayaa sheegay in qoraalka kasoo baxay ciidanku aanu ahayn mid rasmi ah oo madaxda ciidanku ay ka warqabeen.


Sidoo kale waxa uu sheegay in ay ahayd warqad ka baxday shakhsi gaar ah oo ka tirsan ciidanka, isaga oo sheegay in kadib markii la ogaaday talaabo laga qaaday ciddii baahisay waraaqdan lagaga hadlay xidhiidhada Somaliland ee arrimaha dibadda.

Geesta kale Afhayeenku waxa uu sheegay in ciidanku uu u simanyahay xisbiyada kala duwan, islamarkana siyaasada arrimaha dibada ay ka hadli karto uun wasaarada arrimaha dibada oo aanu ciidanku shaqo ku lahayn.
Loading...
Loading...