Askari Lagu Dilay Laascanood Iyo Booliska Oo Ka Hadlay

0
Saturday May 04, 2024 - 08:59:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Lagu Dilay Laascanood Iyo Booliska Oo Ka Hadlay

    "Laascaanood way ka dhamaatay Gacan ku dhiigle Baxsada "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Laascaanood way ka dhamaatay Gacan ku dhiigle Baxsada "
Ciidanka Booliska Qaybta G.sool Ayaa Gacanta Kusoo Dhigay eedaysane shalay Gudaha Magaalada Laascaanood ku dilay marxuum la odhan jiray C/rixmaan Cawil Daahir.


Ciidanka Booliska SSC-Khaatumo oo xogta ka helaya Shacabka Caasimada ayaa gacanta kusoo dhigay  Gacan ku dhiigle Cabdi oog Maxamed abokor oo caawa dilay Marxuum Cabdiraxmaan .



Laascaanood way ka dhamaatay Gacan ku dhiigle Baxsada iyo La garan maayo Cid dishay ayaa lagu yidhi qoraal uu baahiyay Boolisla Laascanood.


Kiisaska Dilka ah ayaa weli ka socda Laascanood, ku waasi oo ahaa halkii uu kabilawday khilaafkii soo kala dhex galay Somaliland iyo Khaatumo.
Loading...
Loading...