Dad Islaama Haddaad Tahiin,Ilaasha Ubadka Iyo Haweenka.
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B}
Aduunyadau Waa Gabaabsi,India Lagu Eersan Jiray,
Aadmigu U Xaqdhari Jiray,Ayaa La Ugaadhsadayon,
Amaaniyo Nabad Ku Haysan,Illaay Halku Ku Beeray,
Asluubiyo Dhaqanka Fiican,Waa Inaad Ku Ilaasaano,
Aqalka Hooyada Dhashiyo,Albaabka Isagon Ka Bixin,
Ubadka Lagu Baro Skuulka,Anfaco Aad Lasoo Baxdo,
Aduun Waad Dhaqan Karta,Ubadse Lama Beeran Karo,
Amaanay Inagu Yahiine,Waa Inaynu Ilaashanaayooynu,
Awoodeenana Guud Dhignaa,Dhibaato Inaanay Arag,
Idina Adhaxdaa Jartaano,Jeelashaydun Ku Aabudhan,
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!