Oof-Wareen Oo Shacabka Ugu Baaqay In La Isasaamaxo.

0
Saturday April 27, 2024 - 15:43:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Oof-Wareen Oo Shacabka Ugu Baaqay In La Isasaamaxo.

    "waxaanay inoo dhacaysaa dadka oo is wada saamaxay "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxaanay inoo dhacaysaa dadka oo is wada saamaxay "



Hargaysa (HWN) Mujaahid Oof-wareen oo kamid ahaa hogaamiyayaashii Jabhadii Garxajis ee gashay Buurta Gacan Libaax ayaa sheegay in doorashadu dhacayso, isagoo shacabkana udiray in la iswada saamaxo.



"Doorashadii kolay dhawaan ayay inoo dhacaysaa, waxaanay inoo dhacaysaa dadka oo is wada saamaxay oo gacmaha is qabsadayā€¯ Mujaahid Oof-wareen.


Oof-wareen ayaa lagu xasuustaa jabhadii Buurta gacan libaax ee laysay tobanka askari ee ka tirsanaa ciidamada Somaliland.

Loading...
Loading...