Dhibaatadda daroogadda

0
Saturday April 27, 2024 - 10:18:44 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhibaatadda daroogadda

    Dhalinyaraduna waa Halbawlaha dal kastaa leeyahay una adeegsado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyaraduna waa Halbawlaha dal kastaa leeyahay una adeegsado




Soomaalilaan gaar ahaan hargeisa waxa xadhkaha goostay Tiradda dhalinyaradda Balwadda yeelanaya gaar ahaan Xashiishadda iyo Kiniino aan magaaladda hore loogu arag, ama ba aan aad ugu badnayn Sannadadii hore kuwaas oo ubaxii dalku si xadkabax ah ay u isdicmaalayaan.



Dhalinyaraduna waa Halbawlaha dal kastaa leeyahay una adeegsado Hormarinta bulsho. Jabaan iyo China oo labadduba hoggaaminaya dhaqaalaha dunnida, waxa kaalin weyn kulahaa dib dhiska dalka iyo koboca dhaqaalahaba waa dhalinyaro looga faa'idaystay Tamarta iyo awoodda qarsoon ee ku lamaan.


 

Marka dali uu galaayo Doorasho, xubnaha ku loolamayaa waxay Tilmaanan dhibaatadda hadba ay u arkaan in bulshaddu ugu baahibadantay wax ka qabashadeedda iyaga oo ballanqaadaya isbadalo Togan. Innaga wali xisbiyadeennu waxay ku mashquulsan yihiin Dumar la xidh-xidho, Cago-juglayn iyo isu-Jawaabid.

 

Qalinkii Nimcan Bihi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...