Xilalka Muuse Biixi Deegaankiisa Siiyay

0
Monday April 22, 2024 - 13:39:21 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xilalka Muuse Biixi Deegaankiisa Siiyay

    "Waxa taasi ka sii daran oo cajiiba juffo kasta oo Sacad Muuse ahi in ay xil Madaxweyne hayso"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa taasi ka sii daran oo cajiiba juffo kasta oo Sacad Muuse ahi in ay xil Madaxweyne hayso"




Sidii aan maanta idiin balan qaaday waxa aan idinla wadaagayaa isla xisaabtankii si habsami leh, aniga oo ku bilaabaaya dhanka masabka saami qaybsiga digreetooyinka Madaxweynaha, maadaama oo ay yihiin shaqaalaysiin iyo fursad siin siyaasadeed. 



Ma  og tahay  in degreetooyinka Madaxweyne ee Habar Awal yihiin 74 digreeto dalka  oo dhana iyagu ugu badan yihiin, ma se ogtahay in digreetooyinka Sacad Muuse ay yihiin  54 ka mida, halka Ciise Muuse  ka yihiin 17 kaliya.


Waxa taasi ka sii daran oo cajiiba juffo kasta oo Sacad Muuse ahi in ay xil Madaxweyne hayso, qaarkoodna ku wadhwadheen oo laba laba iyo ka badan hayaan, halka Ciise Muuse reero dhami aanay xilba arag iyo wax u dhow toona.

Halkan hoose ka eeg liiska 54ka digreeto ee tolka. 

* Xuseen Abokor.

1-Agaasimaha Baanka                            R.AXMED.

2-Gud. Hayadda Sh.Dawladda               R.GADIID.

3-Gud. Mihnadlayaasha Caafimadka     R.AXMED.

4.Agaasimaha machadka shaqaalaha    R.SHIRDOON.

5-Agaasimha Cisbitaalka Hargeysa          R.SHIRDOON.

6-Taliyaha C. Dabdamiska                         R.AXMED.

7-T.Kuxigeenka Immigrationka                 R.AXMED.

8-Safiirka Jabuuti                                         R. XOOSH.

9-Xidhiidhiyaha Mashariicda madaxtooyada  R. XOOSH.

10-Xubin Guddida Mihnadlayasha Caafimadka R.AXMED.

11-Agaasimha Machadka Dawladaha Hoose  R. SAMATAR.

12-Maareeyaha Hayadda Kaydka Cuntada       BAHGOBO.

13-Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa BAHGOBO.

14-Agaasimaha Madaxtooyadda                  R. LOOGE.

15-Agaasimaha Sanduuqa Dhalinyarada     AXMED CABDALLE.

16-Maareeye Kuxigeenka Madbacadda      AXMED CABDALLE.

17-Xubin G.Qandaraasyadda 18-Qaranka        CABANE CABDALLE.

19-Xubin Gudida Tacliinta Sare                     R. XOOSH.

20-Safiir kuxigeenka UAE                               R.SHIRDOON.

21-Xubin Guddida Berbera Corridor             R.SAMATAR.

22-Gud ku xigeenka  Maxkamadda Sarre  R.SHIRDOON.

23-Xubin Gud. Dib u habaynta  Shuruucda  R.SAMATAR.


* JIBRIIL ABOKOR

24-Wasiirka Baaraha . 

25-Taliyaha Ciidanka Qaranka.

26-Taliyaha Ciidanka Madaxtooyda.

27-Mareeye ku xigeenka Duulista iyo Hawada.

28-Agaasimaha  guud ee W. Caafimaadka.

29-Agaasimaha guud ee W. Dastuurka.

30-Agaasimaha guud ee W  Biyaha

Badhasaabka Gobolka Salal.

31-Safiirka Sweden.

32-Xubin Gudida Mihnidlayasha Caafimadka.

33-Xoghayaha Madaxweynaha.


* CABDALLE ABOKOR

34-Badhasaabka Saaxil.

35.Badhasaab ku xigeenka G.Gebilay.

36-Agaasimaha guud ee Caymiska
Safiirka Norwey.


*  Ugaadh Abokor


37-Gud.kuxigeenka Caymiska.


*  Makaahiil

38-Wasiirkuxigeenka Waxbarashada.

39-Gudoomiyha Komishanka Tamarta.

40-Gud. Boardka Dekedaha iyo Freezoneka.

41-Komishaneerka Gud.Doorashooyinka.

42-Agaasimaha Xuquuqal Iinsaanka

Safiirka Imaaraatka.


*  Yeesif

43-Agaasimaha Guud Ganacsiga.

44-Safiir kuxigeenka ITOOBIYA.

45_Safiirkuxigeenka Suudaan.

46-Safiirkuxigeenka USA iyo CANADA.

47-Gudoomiyaha Mashruuca Beeraha Aburiin.


*  Cabaas

48-Maareeye kuxigeenka H Freezoneka.


*  CABDALLE SACAD


49-Wasiirka Tamarta iyo Macdanta
Garyaqaanka Guud ee Qaranka.

50-Safiirka TAIWAN.

51-Xubin Gud. Berbera Corridor.

52-Safiir kuxigeenka Faransiiska.


*  CABDIRAXMAAN  SACAD

53-Gud. Kuxigeenka Baanka Dhexe.

54-Xubin Gud. Maamul Wanaaga iyo L. Musuqmaasuqa.


 Fiiro gaara wey dhici kartaa in xogtan wax ka qaldanaadaan, ama ka dhinaadaan.


Lasoco 17ka Ciise Muuse.

W/Q Nuudiin Diini
Loading...
Loading...