Maxaa Lagu Haystaa Inanta Ilhan Cumar?

0
Saturday April 20, 2024 - 08:00:45 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Lagu Haystaa Inanta Ilhan Cumar?

    "Ilhan Cumar ka tirsan oo ka felcelisey tallaabada laga qaaday inanteeda ayaa xaqiijisay "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ilhan Cumar ka tirsan oo ka felcelisey tallaabada laga qaaday inanteeda ayaa xaqiijisay "



In ka badan 100 arday oo ay ku jirto sgabar ay dhashay Ilhan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa la xirxiray ka dib markii ay ka qaybgaleen bannaanbax agu taageerayey Falastiin oo ka dhacay Jaamacadda Columbia ee magaalada new York.



Mas’uul u hadlay jaamacadda ayaa sheegay in tillabadan aan caadiga ahayn la qaaday markii ardaydu ay dhegaha ka fureysteen digniino kala duwan oo looga dalbaday inay ilaaliyaan xasilloonida islamarkaana ay abuuraan jawi nabdoon.


Ardayda bannaanbaxa dhigay waxaa ka mid ahayd gabar ay dhashay Xildhibaan Ilhaan Cabdullaahi Cumar oo lagu magacaabo Isra Hirsi oo 21 sano jir ah, taas oo ganaax dartiis dugsiga loogafariisiyey.


Tan iyo markii uu billowday dagaalka Qasa, waxaa jaamacadaha Mareykanka ku soo badanayey bannaanbaxyada laagu dalbanayo xabad-joojin rasmi ah oo halkaas ka dhalata.

Ilhan Cumar ka tirsan oo ka felcelisey tallaabada laga qaaday inanteeda ayaa xaqiijisay in Isra laga joojiyey Barnard College, sababtas qura ee loo haystaana ay tahay maxaad darenkaaga ugu cabbirtay bannanbaxa looga soo horjeedo xasuuuqa lagu hayo reer Falastiin.


BBC
Loading...
Loading...