3 Caruur Ah Oo Ku Geeriyooday Daad Qaaday Gobolka Saaxil.

0
Friday April 19, 2024 - 11:13:32 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    3 Caruur Ah Oo Ku Geeriyooday Daad Qaaday Gobolka Saaxil.

    "Roobabka ayaa gelinkii dambe shalay iyo habeenimadii xalay ka da'ay "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Roobabka ayaa gelinkii dambe shalay iyo habeenimadii xalay ka da'ay "


Hargaysa (HWN) Sadex caruur ah ayaa ku naf waayey daad kasoo rogmaday  Roobab xoogan oo ka dayey deeganka xididaalay ee Degmada Laasciidle ee Gobolka Saaxil.



Roobabka ayaa gelinkii dambe shalay iyo habeenimadii xalay ka da'ay deegaankaasi.
 

Gudoomiyaha degmada Laasciidle Aadan Cumar Cali ayaa noo sheegay inay daadkan oo kasoo rogmaday buuralayda koonfurta laasciidle inay sababeen dhimashada 3 caruur oo ku suganaa gurigooda oo kuyaalay baadiyaha deeganka xididaalay , sidoo kale waxaa sheegay inay daadku qaateen xoolihii oo kujiraan Awrtii la raran-jiray .

Waxa uu intaasi raaciyey inay daadkan ka badbaadeen ilaa shan qof oo kale oo ay qaateen , gudoomiyuhu waxaa sheegay inay wadaan tira koob ku saabsan khasaaraha roobabku u gaysteen dadka reer guuraga ah ee deeganadaasi.
Loading...
Loading...