Garoonka Diyaaradeed Ee Ugu Fiican Qaaradda Afrika Oo La Shaaciyay

0
Friday April 19, 2024 - 09:24:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoonka Diyaaradeed Ee Ugu Fiican Qaaradda Afrika Oo La Shaaciyay

    "Xog ururinta ayaa laga eegay sida macaamiisha loogu adeegay."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xog ururinta ayaa laga eegay sida macaamiisha loogu adeegay."


Garoonka diyaaraddaha ee magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa loo magacaabay kan ugu wanaagsan qaaradda Afrika, kaddib xog ururin la sameeyay.


Xog ururinta ayaa laga eegay sida macaamiisha loogu adeegay.


Aduunka oo dhanna, waxa uu kaga jiraa kan 54-aad, isagoo hoos u soo dhacay tan iyo 2020 kii oo u uku jiray kaalinta 23-aad.


Labada garoon ee kale ee isla Koonfur Afrika ku yaala ee Durban iyo Johannesburg ayaa kaalimaha labaad iyo sedexaad ka galay garoomada diyaaraddaha qaaradda Afrika.


Garoonka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ku yaala ayaa isna gaalay kaalinta todobaad, halka kan Nairobi ee Joma Kenyatta kaga jiro liista kaalinta tobonaad.

Loading...
Loading...