Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta oo sheegay in Xukuumadda ka go,an tahay horumarinta waxyaabaha aasaasiga.

0
Thursday April 18, 2024 - 09:05:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta oo sheegay in Xukuumadda ka go,an tahay horumarinta waxyaabaha aasaasiga.

    Axmed Toorno oo Arimhaasi ka hadlayayna.Waxa....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Toorno oo Arimhaasi ka hadlayayna.Waxa....



Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Axmed Maxamed Diiriye Toorno ayaa sheegay in Xukuumadda ay ka go,an tahay horumarinta waxyaabaha aasaasiga,xukuumaddana ay u tahaywaxyaabaha aasaasiga ah sida Xoolaha Beeraha, Kalluunka, Biyaha Caafimaadka iyo Waxbarashada.


 

Axmed Maxamed Diiriye Toorno ayaa intaas ku daray in mudnaan ay siinayso Xukuumadda Madaxweyne Biixi horumarinta Xoolaha Beeraha, Kalluunka, Biyaha Caafimaadka iyo Waxbarashada iyo Wadooyinka.



 

Axmed Toorno oo Arimhaasi ka hadlayayna.Waxa uu yidhi”Qorshaha horumarinta xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi mudnaanta waxa ay siinaysaawaxyaabaha aasaasiga ah,sida Xoolaha Beeraha, Kalluunka, Biyaha iyo kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ka mid yihiin waddooyinka iyo laydhka.waxa kale oo ku xiga Caafimaadkii iyo


 

Waxbarashadii.laakiin haddii biyo la waayo horumar kale majirayo.waana ilo biyoodkii tobnaad ee deegaankan laga hirgaliyo intii Xukuumadani jirtay,waxaana dhawaan bilaabmi doona Riig laga qodayo Wacays Oodane dhaam laga qodayo Qotandabo Dhaam laga qodayo Labisagaale iyo Dhaam laga qodayo Celiyo,”.

Loading...
Loading...